Wasiir Cawad oo jeediyay hadal soo afjaray hankiisii siyaasadeed

Cawad waxuu jeediyay hadal sii xoojiyay xantii hore ee laga haystay.

Hadal aan jiho lahayn oo aan cadayn,isla markaana isku dayay in uu Ragii Xamar isku tuso Nin fikirkoodii goobta geeyay.ayuu kasii daayay Shirka.

Hadal muujiyay waxa uu yahay oo Dadku aad uga dhargeen qiimihiisa,ayuu Cawad sii daayay isagoo gariiraya.

Afgaroocnimo,jileec,karti xumo iyo hogaamin liidata,ayay Dad badani saakay ku yaqiinsadeen in uu hibo uleeyahay Cawad.

Puntland waxba uma dhimin umana dhimi doono hadalkiisa liita,taa badalkeeda Shirka,ayuu macno usii yeelay oo hadafkii laga lahaa,ayuu sii xoojiyay.

Shirweynaha Wadatashiga Puntland guul baan urajaynayaa.