Sarkaal lagu dilay Laascaanood

Talyihii Sirdoonka Somaliland ee qaybta Laascaanood,ayaaa goor dhawayd la dilay.

Sarkaalkan oo lagu magacaabi jiray Cabdiqani Guhaad,ayaysan jirin cid sheegatay ilaa iyo hada dilkiisa.

Masuuliyiinta Somaliland ee Gobolka Sool kama hadlin dilka Sarkaalka.

Magaalada Laascaanood waxaa todobaadyadii udanbeeyay si isdaba joog ah uga dhacayay dilalka masuuliyiinta maamulka Gobolka ee Sl.