Video:-Gaashaanle Mahad islaam oo la dalacsiiyay

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa maanta darajada Gaashaanle Dhexe u dalacsiiyay Taliyihii Ciidanka Daraawiishta qeybta Afmadow Mahad Islaam, kaasoo dhowaan sheegay in xubno ka tirsan dowladda Federaalka iyo Hey’adda Sirdoonka la soo xiriireen, si uu u afgambiyo degmada Afmadow, uguna wareejiyo dowladda Federaalka ciidamada uu taliyaha u ahaa,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka