Video:-Shirweynaha Wadatashiga oo maalinkii labaad galay

Waxaa ka soo qayb-galaasha loo qaybiyay gurubyo ay ka dooodeen 3-mowduuc oo ka mid ahaa..

(1) Xaaladda gudaha ee Puntland,

(2) Geedi-socodka federalaynta Soomaaliya,

(3) Wadashaqaynta Dawladda Puntland & Dawladda Federaalka ee Soomaaliya.

Halkan ka daawo muuqaalka