Wariyihii Tv.ga Muqdisho oo laga saaray xarunta Shirka

Ciidamada amaanka oo ka saaray Hoolka Shirka kana qaaday Qalabkii uu wax ku duubayay Wariyaha ka socda Tv-ga Muqdisho,kadib markii lagu helay khaladaad khatar ku ah habsami usocodka Shirka.

Wariye Sakariye,ayaa lagu dhaliilay in aysan dhexdhexaad ahayn sida uu uduubayo Wararka Shirka uu ka dirayo iyo warbixinada uu ka diyaariyay caaismada Garowe.

War usoo dhigay bartiisa Fc-ga,ayuu ku xaqiijiyay in talaabadaas laga qaaday.