Video:-Xil.Saleemaan oo dhaleeceeyay Dowlada Fadaraalka

“Xukunka dalka waxaa haya niman aan rabin in ay doorasho sax ah qabtaan, dastuurka ku dhaqmaan, federaalnimada ilaaliyaan, ciidamada qarankana u adeegsanaya dano gaar ah oo siyaasadeed. Puntland keligeed ma diiddana ee maamulkasta baa diiddan. Puntland waxaan ugu baaqayaa in ay isugu yeerto madal kale oo qarannimada lagu badbaadiyo”” ,ayuu yiri Saleebaan Xaashi.

Isagoo hadalkiisa si wata Xildhibaan Saleebaan Xaashi waxuu yiri markale…

“Nimanka Wasiiradda ah ee DFS idinka yimid yay idin hodin waxba Muqdisho idinka keeni maayaan waa niman kursigooda illaashanaya ee ogaada reer Puntlandnow.”

Halkan ka daawo muuqaalka

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=10158046601411878&id=742346877