Boqor Burhaan oo Qardho kusoo wajahan

Qardho si weyn oo aan loo kala harin soo dhaweynta Boqorka ayay ugu diyaar garowday .

Boqorka oo ay galbinayaan haldoor fara badan,waxuu kasoo anba baxay Bosaso saakay xili hore.

Boqor Burhaan Boqor Muuse waa maqaamka ugu sareeya ee dhaqanka Puntland saamayn balaarana leh.

Jibril Qoobey.