Qiimaynta Mashaariicda Degmooyinka Puntland oo lasii daayay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Faderaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland oo shaacisay sida ay ukale guuleysteen Degmooyinka horumarka ka sameeyey Mashaariicda Hormarinta ay fuliyeen.

Degmada Burtinle Iyo Degmada Garowe ayaa wada galay kaalinta koobaad 1-aad.

Halka Degmada Boosaaso ay gashay kaalinta labaad 2-aad.

Degmada Qardho waxay gashay Kaalinta 3-aad.