Video:-Boqor Burhaan Boqor Muuse oo si weyn loogu soo dhaweeyay Qardho

Qardho waxaa si weyn loogu soo dhaweeyay Boqor Burhaan Boqor Muuse.

Soo dhaweyntiisa waxaa ka qayb qaatay Xildhibaano iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.m,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=10158055130336878&id=742346877