Midowga Yurub oo taageeray socdaalka Madaxweyne Deni

Danjiraha Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Nicolas Berlanga,ayaa taageeray qoraalkii Qaramada Midoobey ku boggaadisay safarka Madaxweyne Saciid Deni ku tagi doono Muqdisho.

“Safiirka Midowga Yurub waxaan aaminsanahay in isu tanaasulku yahay siyaasadda dhabta ah ee loo baahan yahay in wadadeeda la qaado”ayuu yiri Safiirka Midowga Yurub.

Taageerida Danjiraha Midiwga Yurub ee Somaliya socdaalka Madaxweyne Deni ee Muqdisho waxay muujinaysaa saamaynta siyaasadeed ee Puntland ay ku dhex leedahay Somaliya iyo caalamka.

Halkan ka akhriso

Jibril Qoobey.