Video:-Wasiirada Puntland oo ujawaabay Kooxda Xamar ka timid

Wasiiraduna waxay sheegeen in
Shirweynihii Puntland loo qabtay dadka Puntland oo keliya,isla markaana aysan door ku lahayn Dowladda federaalka Soomaaliya.

Wasiirradu waxay kale oo sheegeen in safarka Madaxweyne Deni ee Xamar uu keliya yahay gogol xaarka shirka Puntland ku baaqday ee Dowladda dhexe iyo Dowladaha xubnaha ka ah

Waxay sheegeen in madaxweyne Deni aanu wada-hadallo hadda la yeelanayn madaxweyne Farmaajo iyo ra’iisal wasaare Kheyre.

Jibril Qoobey.

Halkan ka daawo muuqaalka

Abdirashiid A. Warsame