Gogosha Puntland ee Garowe oo taageero caalamiya heshay

Gogosha Puntland ay ku baaqday ee Dowlada Fadaraalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah waxaa si buuxda utaageeray Beesha Caalamka.

In Somaliya dayn laga cafiyo,isla markaana doorashadu ku dhacdo wakhtigeeda waxay ku xiran yihiin in gogosha Garowe la ajiibo oo uu dhaco kulan dhexmara Dowlada Fadaraalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah.

Taageerada caalamka ee iska soo daba dhacaysa kuna aadan socdaalka Madaxweyne Deni Muqdisho looguna gogol xaarayo gogosha Garowe waxay muujinaysaa sida siyaasadii Somaliya halmar ay ugu wareegtay gacanta Puntland.

Kooxda Villa Muqdisho waxay isku dayayaan in ay fashiliyaan imaanshaha Deni ee Muqdisho oo ay ogsoon yihiin in uu soo afjarayo hankoodii.

Jibril Qoobey.