Madaxweyne Deni,ayaa ka jawaabay hadalkii kasoo yeeray Xaliimo Yareey iyo Cawad

Madaxweyne Deni,ayaa ka jawaabay hadalkii kasoo yeeray Xaliimo Yareey Gudoomiyaha Gudiga doorashada Kmg ah iyo Wasiirka arimaha dibada Dowlada Fadaraalka Axmed Ciise Cawad.

“Guddiga Doorashada DFS hadalka ay hadda soo jeediyeen ma aha mid sharci waa-hore la ansixiyey lagu taageerayo, ee waxaan u arkaa mid looga hordhacayo dadaalada ay Puntland wado, laguna fashilinayo gogosha wadahadal ee Garoowe la dhigay, waana talaabo labaad oo jid-gooyo ah, marka laga soo tago warsaxaafadeedkii ay Wasiiradu qabteen”,ayuu yiri Madaxweyne Deni.

Jibril Qoobey.