Tacsi:-Cabdullaahi Ciise Seeraar oo ku geeriyooday Sweden

Waxaan Tacsi udiraynaa Aniga iyo Xaaskayga Idil Keenadiid reer Xaaji Ismaaciil iyo reer Ciise Seeraar geerida ku timid Cabdullaahi Ciise Seeraar oo ku geeriyooday Dalka Sweden caasimadiisa Stokholm.

Si gaar ah waxaan ugu tacsiyaynaynaa Walaal Sahro Xaaji Cali Faahiye.

Naxariistii rabi ha siiyo Cabdullahi Ciise Seeraar hana ka dhigo marti la jecel yahay hoygiisuna ha noqdo janada.

Jibril Qoobey.