Video:-Yaa ku amray Cawad shir saxaafadeedka?

Cawad waa Nin jilicsan oo liita!!.

“Farmaajo iyo Khayre,ayaa ku yiri Waxa Garowe kaaga adkaaday adoo Wasiir ah Juxaa,hadii aan lagaa adkaan oo aad rabto Wasiirkaaga in aad difaacato waa in aad hadashaa”

Ninkaas Wasiir arime dibadeedka ah,hankiisuna yahay Madaxweyne Puntland ama Fadaraal warsaxafadeedka waxaa loogu diray Juxaa,ayaa ka adkaaday!!.

Farmaajo iyo Khayre ujeedkooda hoose,waxaan xog ku helay in uu ahaa fashilinta socdaalka Deni ee Muqdisho oo ay u arkeen mid iyaga qorshahooda soo afmeeraya.

Beesha caalamka,ayaa labada dhinac ku saartay cadaadis in ay kulmaan oo sameeyaan tanaasul.

Puntland doorkeeda tanaasulka way ku dhaqaaqday beesha caalamkuna bogaadin ayay usoo dirtay,waxa hada lasoo eegayaa waa dhanka Villa Somaliya.

Halkan ka daawo muuqaalka

Jibril Qoobey