Video:-Xarun karantiil oo Gaalkacyo laga hirgaliyay

Wasaaradda Caafimaadka dawladda Puntland ayaa magaalada Gaalkacyo ka daah-furtay goob lagu karantiili doono dadka looga shakiyo ama laga helo cudurka Coronavirus,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalks