Madaxweyne Deni isbadal deg-deg ah baa looga fadhiyaa!!

Wax lala yaabo mahan in Qarax ka dhaco Garowe,sababtoo ah waxaanba jirin hay’ad sirdoon oo shaqaysa.

Xogihii isdaba jooga ahaa ee la helayay oo lala wadaagnay laamaha amaanka,haba yaraatee lagama faa’idaysan.

Agaasimaha Pisa haduusan iscasilin waa in xilka laga qaadaa si deg-deg ah.

Argagixisadu waxay ku guulaystay in Bosaso iyo Gaalkacyo ay gacanta si dadban ugu dhigaan.

Madaxweyne Deni gacan fudayd baa looga baahan yahay xiligan oo kale.

Jibril Qoobey.