Video:-Aas-qaran,ayaa loo sameeyay halgamaa Gu’jir.

Aas-qaran,ayaa loo sameeyay halgamaa Gu’jir.

Rabi ha unaxariisto janadiina haka waraabiyo Gu’jir,waxuu ahaa hogaamiye qadiyadiisu gaarsiisnayd helida qaran Somaliyed oo Fadaraal ah.

Gu’jir waxuu soo qabtay masuuliyado kala duwanaa oo Puntland iyo heer Fadaraal ah.

-Qunsulkii Safaaradda Somaliya ee dalka Faransiiska.

-Duqa Magaalada Garowe

-Gudoomiyaha Gobolka Nugaal

-Talyaha CIidamada Birmadka Puntland.

-Talyaha Saldhiga Gobolka Nugaal

-Talyaha Saldhiga Degmada Burtinle

-Talye Ku xigeenka Ciidanka Puntland.

Gu’jir rabi ha unaxariisto janadiina haka waraabiyo,wuxuu ifka uga tagay 4-Gabdhood iyo 2-Wiil & mid caloosha ku jiray.

Halkan ka daawo muuqaalka