Jubaland oo ka tacsiyaysay geerida Gudoomiyihii G.Nugaal

Dowlad Goboleedka Jubbaland waxay tacsi tiiraanyo leh u direysaa guud ahaan Shacabka iyo Dowlada Puntaland geerida ku timid Alle ha u Naxariistee Gudoomiyahii Gobolka Nugaal Marxuum Cabdisalaam Xasan Xirsi.

Halkan ka akhriso wareegtada