Video:-Gaalkacyo oo aysan ka hirgalin awaamiirta Dowlada

Inta meesha fadhida mid gudaha Magaalada seexdaa kuma jiro xaalad amni darteed.

Amaro Dowladeed baan fulinaynaa ayay ku leeyihiin,Ciidanka ay hawlgalinayaan caawa may horay Umada amnigeeda wax uga qabtaan.

Deni qorshe amni,ayaa looga fadhiyaa sida ugu dhakhsiyaha badan.

Halkan ka daawo muuqaalka

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=10158103779031878&id=742346877

Jibril Qoobey.