Video:-Puntland oo tababar usoo xirtay Ciidan cusub

Puntland waxaa usoo qalanjabiyay 1035-askari oo si weyn loosoo tababaray mudo 6-bilood ah.

Madaxweyne xigeenka Puntland Axmed Cismaan Karaash,ayaa Qardho utagay usoo xirida tababarkaas Ciidsmada cusub,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka