Kulankii Boqorka iyo Karaash oo deni ka xumaaday

Soo barakaysigii Axmed Karaash ee Boqor Burhaan lagama soo dhaweyn Madaxtooyada,waxaana lagu tilmaamay deg-deg iyo wadatashi la’aan in ay ku dhacday.

Balse Karaash oo aan inta badanba isfahan buuxa kala dhaxayn Deni dhagjalaq uma siin.

Deni ilaa iyo hada waxuu fahmi la’yahay kursigii adaa ku fadhiyee tanaasul samee oo dadkaaga isku wado.

Gaar ahaan Boqorka oo uu wax ka tirsanayo waa ogolaan la’yahay in uu barakaysto.

Jibril Qoobey.