Tedros oo eex lagu eedeeyay

Tedros qalabkii lagu baarayay caabuqa Corona ee hay’ada Caafimaadka aduunku ugu deeqday Itoobiya waxuu uweeciyay Gobolka Tigray.

Dhaleecayn gudaha Itoobiya ah,ayaa uga timid go’aankaas.

Balse uma muuqdo mid ujoojinaya dhaleecayntaas.

Tedros waxuu kasoo jeeda Qowmiyada Tigree,waxuuna soo noqday Wasiirka arimaha dibada Dowlada Fadaraalka Itoobiya.

Haatan Tedros waa madaxa hay’ada Caafimaadka aduunka ee loosoo gaabiyo (WHO).

Jibril Qoobey.