Video:-Booliska Puntland oo iska beri yeelay Qaraxii Garowe

Afhayeenka Booliiska Puntland G/dhexe C/waaxid Cabdille ayaa beeniyay wararka sheegayay in qofkii isku qarxiyay Gudoomiyihii Gobolka Nugaal C/salaan Gujir uu horey uga tirsana Ciidamada, taliska ayaa soo bandhigay Cabaas Abuukar oo ahaa shaqsigii la sheegay in uu is qarxiyay.

Cabaas m,ayaa ka mid ahaa Ciidamada Booliiska gaar ahaan ilaalada Taliyaha Booliiska Muxiyadiin Axmed, mana ahayn qofkii is qarxiyay.

Halkan ka daawo muuqaalka