Bulshada Mudug oo soo dhawaysay isbadalka Booliska

Waa lasoo dhaweeyay isbadalka Talyayaasha qaybaha Booliska ee la sameeyay.

Si gaar ah Booliska Mudug ee baahida xooga leh loo qabay in isbadal lagu sameeyo oo waliba la geeyo masuul loo han weyn yahay bogaadin bay mudan tahay.

Waxa kale ee muhiimka ah,waxay tahay in la raaciyo Ciidan,Gaadiid iyo qalab loona dayactiro xarumaha ay ku shaqeeyaan.

Isbadalku xili loo baahnaa,ayuu kusoo aaday.

Jibril Qoobey.