Hot Topics

Deni oo isku shaandhaynaya Xukuumada

Madaxweyne Deni,ayaa la filan karaa caawa ama habeen danbe isku shaandhayn guud ahaan Xukuumada.

Wasiirada isbadalku saamaynta uu ku yeelan doono waxaa ka mid ah ..

1.Wasiirka Maaliyada
2.Wasiirka Waxbarashad
3.Wasiirka Deegaanka
4.Wasiirka amniga
5 Wasiirka Warfaafinta
6.Wasiirka Qorshaynta

Waxaa sidoo kale isbadal lagu samayn doonaa Agaasimayaasha guud guud ahaantood sida xogtu sheegayso.

Talyayaasha Ciidamada ,ayaa iyagana isbadalku saamayn doonaa,waxaana laga xusi karaa…

1.Talyaha Ciidamada Daraawiishta
2.Talyaha Ciidamada Booliska
3.Talyaha Ciidamada Badda
4.Talyaha Ciidamada Asluubta

Isbadalkan haduu dhaco waxuu noqon doonaa mid balaaran oo yimid xili loo baahnaa.

Jibril Qoobey.