Digniino qarax oo ku wajahan Puntland

Sadex Nin oo qorshahoodu yahay in ay isku qarxiyaan 3-goobood oo ku kala yaala Garowe iyo Bosaso,ayay xogaha ugu danbeeyay sheegayaan in ay gudaha ugu jiraan Magaalooyinkaas.

Waa muhiim in aan la fududaysan oo heegan buuxa ay galaan Ciidamada amaanka.

Digniino hore oo la dayacay,ayaa sababay khasaare xoog leh.

Jibril Qoobey.