Shuuqe oo loo wado Gudoomiyaha Gobolka Nugaal

Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Nugaal waxay ubadan tahay in uu noqdo Shuuqe.

Gudoomiyihii hore gudiga doorashada,ahna caaqil aad looga yaqaan Puntland qadarin ku dhex leh bulshada.

Gudoomiyaha cusub wax badan uguma duwanaan doono Gujir rabi ha unaxariistee.

Gobolka Nugaal sidii ay ka rabeen kooxda Maxamuud Shido hogaamiyo waa noqon waayay.

Jibril Qoobey.