Madaxweyne Deni bil walba bulshada lahadlaya

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Bilkasta Isniinta u horeysa u asteeyay maalinta uu Dadweynaha la hadlayo.

Waxaana hadaljeedinta koowaad oo maqal iyo muqaal ah uu sameyn doona maanta oo ah Isniin.