Agaasimihii hore ee W.Waxbarashada oo geeriyooday

Axmed Siciid Kaarshe oo ka mid ahaa hormuudkii Waxbarashada Somaliya,waxuu ku geeriyooday London.

Rabi ha unaxariisto janadiina haka waraabiyo samir iyo imaana haka siiyo guud ahaan Umada Somaliyed,gaar ahaan Qoyskiisii.

Waa muhiim in Dowlada Fadaraalka iyo Puntland ay xusaan taariikhdiisii iyo doorkiisii Waxbarashada Dalka loona sameeyo Tacsi Qaran.

Jibril Qoobey.