Wajigii labaad ee Diiwaangalinta Xisbiyada oo dib loo dhigay

Qoraalka kasoo baxay Guddiga TPEC ayaa dib loogu dhigay Wajiga labaad ee Diiwaangelinta Ururada Siyaasada Puntland muddo 2bilood ah, si looga hortago khatar kasta oo ka imaan karta Cudurka Corona.

Halkan ka akhriso:-