Puntland:-Warbixinta maalinlaha ee Corona Virus

Waa maalinkii 9-aad oo warbixintan ay inala wadaagayaan guddiga ay Puntland u saartay ka hortaga iyo wacyogelinta xanuunka #Covid19.

Warbixintan maalinlaha ah waa mid muhiim ah, kana turjumeysa masuuliyad, ka war-qab iyo in hal (Source) looga dambeeyo wararka la xiriira xanuunka Covid-19

Marka laga soo tago guddiyadda heer qaran, maamulada kale ee dalka ka jira waxaa haboon in ay sameeyaan guddiyo ka hortag iyo wacyigelin kuwaas oo sidan oo kale la socon kara xaalada, maalin walbana soo saari kara warbixinta xanuunkaas.

Halksn ka akhriso”-

ILAAHAY HA BADBAADIYO SOOMAALIYA.

Awale Salat