Dil ka dhacay Gaalkacyo goor dhawayd

Gaalkacyo,waxaa lagu dilay goor dhawayd masuul u shaqaynayay laanta socdaalka garoonka diyaaradaha Gaalkacyo.

Masuulka la dilay rabi ha’unaxariisto,waxaa lagu magacaabi jiray Cismaan Farey.

Cismaan Farey waxaa lagu dilay Masjidka Abu Hureyra aga- gaarka Shirkada Golis.

Jibril Qoobey.