Puntland Ciidan qarsoon bay baahi uqabtaa

Amniga Magaalooyinka dhexdooda ah ma sugi karaan Gawaari Tikniko ah iyo Ciidan la istaajiyo Wadooyinka waa weyn.

Balse waxaa sugi kara Ciidan dharcad ah oo ay kaabayaan kuwo muuqda.

Puntland Magaalooyinkeeda waa weyn sida Bosaso,Gaalkacyo,Garowe iyo Qardho markii la qiimeeyay baahida Ciidan ee sugi kara amnigooda,waxaa lagu qiyaasay 200-300 askari oo qura.

Madaxweyne Deni waa muhiim in uu kasoo baxo Guriga quruxda badan ee adeegiisu sareeyo, hoosna u eego shacabka culayska amaan haysto, dadajiyana qorshayaashiisa amaan.

Jibril Qoobey.