Qalabkii 3-aad ee Dekeda Garacad oo soo degay

Dhismaha Dekada Garacad wajigii ugu danbeeyay qalabkii lagu dhisi lahaa oo ay ku jiraan Astaambooyinkii Shubka waxay kasoo dageen Bosaso una gudbeen Garacad.

Mashruuc Maalgashi Wadaniyadeed oo guulaystay.

Jibril Qoobey.