Wasiir ka tirsan Hir-Shabelle oo Corona ugeeriyooday

Wasiiru Dowlihii Wasaaradda Cadaaladda Hirshaballe kana mid ahaa Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabelle Khaliif Muumin ayaa Goordhow Muqdisho ugu Geeriyooday Cudurka Coronavirus.

Xildhibaan Khaliif ayaa ka mid ahaa 9 ruux oo maalin ka hor Wasaaradda Caafimaadka ay xaqiijisay in laga helay cudurka Coronavirus.