Video:-194-maxbuus oo laga sii daayay Xabsiyada Puntland

Madaxweynaha dowladda Puntland cafis u fidiyey 194-Maxbuus,ayaa laga sii daayey xabsiyada waa weyn ee Puntland.

Xabsiyada Bosaso,Garowe,Qardho iyo Gaalkacyo,ayaa maanta isku mar laga wada sii daayay Maxaabiistaas,hoos ka daawo muuqaalka,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka