Qorshe amni oo loo sameeyay Bosaso

Bosaso afar Waaxood oo waa weyn,ayaa loo qaybiyay mid walbaana uyeelanayo Gudoomiye,Talye Saldhig iyo Hogaan sirdoon.

Guud ahaan Bosaso waa 16-Xaafadood oo la filayo in qorshahan cusub uu wax ka badalo amniga.

Talaabadan waa mid ay soo dhaweeyeen shacabweynaha Puntland.

Jibril Qoobey.