Puntland laga helay Kiiskii ugu horeeyay oo Corona ah

Kiiskii ugu horeeyay ee #Covid-19, Puntland

Guddigu wuxuu xaqiijinayaa in kiiskii ugu horeeyay oo Covid-19 ah oo laga helay Guddaha Puntland, Muwaadinka ayaa ka mid ah labadii qof ee baaritaanka dhowaan laga qaaday, qofka kale ayaa isaga lawaayey.

Muwaadinka laga helay Covid-19 ayaan indhoweyd wax safar ah sameyn, taasi oo muujinaysa in dad kale u keeneen.

Guddigu wuxuu Bulshada la wadaagaya in 5qof oo cusub la karantiilay maanta oo ay taariikhdu tahay (19 April 2020), dadkaasi oo baaritaan laga qaadi doono..