VIDEO: Safiirka Midowga Yurub oo ugu hambalyeeyay Soomaalida Bisha Ramadaan

Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga, ayaa ugu hambalyeeyay umadda Soomaaliyeed bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan.