Baargaal: Wasiir Dhabancad oo kormeeray xarumaha Dowladda iyo Bulshada (VIDEO)

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Faderalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Maxamed C/rixmaan Dhabancad ayaa kormeeray xarumaha Dowladda, Xarumaha Arrimaha Bulshada iyo Goobaha Taariikhiga ah ee Degmada Baargaal Ee Gobalka Gardafuu.