Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi, Wasiirka Wasaaradda Amniga Galmudug oo wareysi siiyay Goobjoog Tv ayaa ka hadlay sababta ka dambeysay inuu aqbalo kamid noqoshada Golaha Wasiirada Maamulka Galmudug.
VIDEO: Maxaa ku dhaliyay Xildhibaan Fiqi inuu kamid noqdo Golaha Wasiirada Galmudug ?
