VIDEO: Fahad Yaasiin oo carruurtoodii ka aruursaday Hooyooyin Soomaaliyeed

Waalidiin Soomaaliyeed oo ku nool magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug ayaa ka hadlay carruurtoodii oo ay sheegeen inay ka qaateen Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliyeed, kuwaas oo si gaar ah ugu gacan galay Taliyaha Hay’adda NISA Fahad Yaasiin, oo doonayo inuu u tababarto sifo sharci darro ah.