Wasiirkii Waxbarashada Jubaland oo geeriyooday

Wasiirkii Waxbarashada Jubaland Macalin Maxamuud,ayaa ku geeriyooday dalka Hindiya oo uu xanuun u aaday.

Rabi ha unaxariisto janadiina haka waraabiyo.

Waxuu ka mid ahaa hogaamiyayaasha muhiimka ah ee Jubaland.

Jibril Qoobey.