Qardho: Deeq loogu talagalay 1,200 Qoys oo kasoo amba-baxday magaalada Boosaaso (VIDEO)

Duqa Degmada Bosaso Abdisalam Bashiir Iyo Taliyaha Qaybta Gobolka Bari Xussen Cali Ayaa manta Anbabixayay Saddex gaari oo dhan 1,200 Qoys isigu jira raashin, sharaab, macuun Iyo gogal, kuwaas oo lagu talagalay walalaha Reer Qardho ee dhibatadu ku dhacday.

Deeqdan Ayaa waxa soo ururiyay Dhalinyarada isxilqamayasha Puntland ,Isimada Gobalka iyo Haweeenka.