Sacuudiga Somali fara badan kusoo daadshay xuduuda Yemen

800-Qof oo Somali ah,ayuu Sacuudigu xiligan Soonka ah ee xanuunks Corona jiro kusoo daadiyay xuduuda Yemen uu la wadaago.

Xuutiyiinta Yemen,ayaa ugurmaday una soo gudbin doona Somaliya.

Jibril Qoobey.