Video:-Warbixintii ugu danbaysay ee Corona-19

Dowladda Puntland oo soo bandhigtay Tiradii ugu badnayd ee dad ah ee laga helay Cudurka Covid 19 Gudaha Deegandda Puntland ,oo ay ku jiraan Wasiiro iyo Xildhibaano ka Tirsan Golayaasha Puntland.

Halkan ka daawo muuqaalka