Jaaliyada Denmark oo gurmadkii ugu badnaa Qardho udirtay

Jaaliyada Denmark guud ahaanteed waxay gurmadka Qardho udirtay lacag gaaraysa……..

41.738$ Aarhus
19.255$ Copenhegen
15000$ Odense
‐‐——————
75993$ Total.

Wadarta guud lacagta ay direen jaaliyada Denmark waxay tahay..Total Guud=75993$

Ilaa iyo hada waa jaaliyada ugu saraysa qurba joogta ee lacag cadadkaas gaaraysa dirtay.

Jibril Qoobey.