VIDEO: Banaan-bax ka dhan ah Ciidanka Dowladda oo ka dhacay Muqdisho

Banaan-bax looga soo horjeeday Dagaalkii Xalay ka dhacay Xaafadda Tarbuush ee Degmada Wadajir, ayaa Maanta ka dhacay Degmadaasi.

Dagaalkan ayaa u dhexeeyay Ciidanka Haramcad iyo Milateriga Soomaaliya, waxaana ka dhashay khasaare kala duwan.