VIDEO: Ciidanka Jubbaland oo dilay xubno katirsan Al-Shabaab

Ciidanka Daraawiishta Dowlad Gobaleedka Jubbaland, ayaa howlgallo ay ka fuliyeen deegaanka Yaaqbuul oo hoostaga Jaziirada Kudhaa ee Gobalka Jubbada Dhexe ku dilay 5 xubnood oo katirsan kooxda Al-Shabaab.